Jawaari: Gudigga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya waxay isku raaceen in maalinnimada Arbacada RW cusub la horkeno

kulan waqti qaatay oo maantay xafiiska guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ke dhexmaray guddoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka,ayaa waxaa laga codsadey in madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya in Ra’isulwasaaraha uu Baarlamaanka horkeeno maalinnimada Arbacada ah ee toddobaadkan oo ay taariikhdu ku beegantahay 18ka-December. Qodobbada looga hadlay Shirka Guddiga Joogtada ah oo socday mudo Lix saacadood ah ayaa … Continue reading Jawaari: Gudigga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya waxay isku raaceen in maalinnimada Arbacada RW cusub la horkeno